XASAASI: Abu Mansuur oo la hareereeyey//Ciidan Hubeysan oo La Wareegay Abal & Xaalada oo…

Xaalada Abal ayaa saaka umuuqata mid jawi kale oo dagaal galeysa maadaama Awood Ciidan oo tiro badan deegaanka lagu arkayo.

Ciidan katirsan kuwa Meliteriga Soomaaliya ayaa kusugan Deegaankaasi iyadoo Ciidanka Abu Mansuur ay Taageero badan heleen.

Shalay waxaa mar kale uu dib dagaal kaga qarxay Tuulo udhaw Abal oo Shabaab iyo Ciidanka Abu Mansuur ay is fara saareen lana isku adeegsaday hubka waa weyn iyo mid fudud.

Dadka deegaanka waxay sheegeen in Cabsi xoogan ay soo wajahday ayna iminka umuuqdaan kuwo barakac sameenayaan,xaaladuna tahay mid Cabsi ah.

Ciidanka Dawlada uu hogaaminayey Korneel Maxamed Timacade ayaa gaaray Abal waxaana ay difaaci doonaan Sheekh Mukhtaar Abu Mansuur sida uu Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed Ee SONNA usheegay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay