WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Xabsiga dhexe ee Muqdisho

Qarax iismiidaan ah ayaa goor dhow waxaa lagu weeraray masjid ku dhexyaalla Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Sida la sheegay ruux isku soo xirey walxaha qarxa ayaa la sheegay inuu dhex galay masjid ku yaalla Xabsiga dhexe.

Waxaa jiro khasaare halkaasi ka dhashay, balse inta uu la egyahay lama oga, iyadoo qaabka qarxan u dhacay warar kala duwan laga helayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay