Shabaab oo Toogasho Ka Sameeyey Fagaaro Shacab Badan Iskugu Keeneen

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubada Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Shabaab ay fagaaro ku yaalla Degmada Jamaame Dil ka fuliyeen.

Labo Qof ay ku Eedeeyeen Ururka Al Shabaab inay Jawaasiis ahaayeen ayaa la dilay markii Maxkamadu ay soo bandhigtay Cadeymo lagu Helay labadaasi Nin.

Siidii Maxamed Maadeey iyo Ibraahim Farxaan ayaana ahaa labada Shakhsi Ee Jamaame lagu toogtay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo Shabaab Deegaanada ay ka arimiyaan ku dilaan dad ay ku Eedeeyaan Jawaasiis inay ahaayeen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)