Puntland oo Runta Usheegtay Soomaaliland & Xaalad Cakiran oo Durba La Dareemayo

Waxaa hadda la dareemayaa Khilaaf soo baxaya oo udhaxeeya Maamulada Deriska Ah Ee Soomaaliland iyo Puntland kuwaasi oo dhowr jeer dagaalamay.

Wasiirka Warfaafinta P/Land Cabdi Xersi Qarjab oo wariyeyaasha kula hadlay Garowe ayaa been abuur ku sheegay in Soomaaliland kala Hadleen Arinta Doorashada Maamulkaasi ka dhaceysa dhawaan.

Wasiir Qarjab waxa uu hoosta ka xariiqay in aysan jirin Somaliland inay kawada xaajoodeen in dadka deggan Sool,Sanaag iyo Cayn ay Codka Doorashada dhiiban karaan.

Puntland ayaa waxay sheeganeysaa inay maamusho Deegaanada qaar Gobolladaasi waxaana dhowr mar ay  dagaal dhiig ku daatay dhexmaray Maamuladaasi.

Bisha November Ee Sanadkaan waxaa Doorasho ay ka dhaceysaa Soomaaliland waxaana la ogeyn sida ay xaaladu noqon karto maadaama hadda culeys kasoo wajahay dhinaca Soomaaliland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamad says:

    Haduu khilaaf yimaado ,wuxuu dhex yaala Jamhuuriyada Somaliland iyo Ismaamulka Somalai. Maaulka aad Puntland la baxay waa waqooyiga ismaamulka Somalia ama Majeerteenia. hadii meeshaa < Sool iyo sanaag waa qayb ka mid ah Somaliland , Majeerteenia hadii ay Hartinimo ku doonayso Sool iyo sanaag , Itoobiya nartiga daga ha ku soo darto waxa ay ugu yeedha puntland oo ah bidco Majeerteen samaystay. waxaa soo dhow dagaal aan ku eekaan doonin bariga Somaliland ee laakin illa Xamar socon doona anaaag oo caawin doonaan shacbka ka soo horjeeda Xaarmaajo




wararkii ugu danbeeyay