Muqaalkii ugu yaabka badnaa Cctv caamira oo duubtay tuugo gabdho la xadaayo ee muqdisho

Tani markii magaalada muqdisho kasoo kabsatay dagaaladii iyo colaadaha tasoo sababtay in ganacsiyo hormar laga hirgeliyo caasimada loona qalabeeyay habka ganacsiga dunida.

Goobaha ganacsiga ee habka casriga ah loo casriyeeyay ayaa lagu wada xiray kaamirooyinka casriga ah ee loo yaqaano cctv ayaa markii ugu horeyse duubtay tuugo soomaali ah oo live wax u xadaayo.

CCTV ayaa duubtay laba nin soomaali ah oo gabdho ka adeyganaaye dukaan ku yaalo magaalada muqdisho ayaa si cajiib ah oga xadaayo talefonkeeda ganacsiga xiliga ay ku mashquulsaneyd eegista waxyaabaha dukaankaas ka gadaneyse.

Waa markii ugu horeyse qof soomaali ah oo tuug ah ay duubto kaamirada loo yaqaano cctv waxaana hore looga daawan jiray dalalka hore oo soo bandhigi jiray muqaalada nuucaan oo kale ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay