Kaniisad ku taalla Kenya oo Maanta Booliska Fal Xoon Ka Sameeyeen

Ciidanka Booliska Kenya ayaa lagu Eedeeyey inay gudaha ugaleen Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi.

Kaniisada oo lagu magacaabo SDA Church ayaa ku taalla Deegaanka kawangware Ee Magaalada Nairobi Caasimada Kenya.

Dad ku Cibaadeysanayey ayaa Booliska inta ay Daaqadaha uga daateen waxa la sheegay inay jir dil ugeysteen.

Waxa lagu Eedeeyey Hogaamiyeyaasha Kaniisadaasi inay amreen rabshado dhacay oo dadka halkaasi ay ka sameenayeen wax ka dhan ah Dawlada Uhuru Kenyatta.

Mid kamid ah Wadaadada joogay Kaniisada ayaa Sawir uu iska soo qaaday waxa laga dheehan karay dhibaatada ka dhacday gudaha Kaniisada SDA Ee deegaanka Kawangware.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay