Digniin Culus oo laga soo saaray Cirbada La Durto Carabka

Waxaa jirta in Meelo badan oo Africa ama Yurub lagu Arko Haween Badan oo carabka Durta.

Qurux ayey udurtaan oo ay bir macdan ama Qalin ah gishtaan taasi oo hadda digniin laga soo saarayo.

Dhakhaatiir udhalatay waddanka Hindiya waxay ka digeen in Xaalad caafimaad daro ay la kulmi karto Gabadha durata Carabka.

Waxa Dhakhtar ka howlgala Cusbitaal ku yaalla New Delhi uu sheegay in xitaa Kansar laga qaadi karo duriinka Carabka Afka.

Waxaa sidoo kale la arkaa Hablo isha Baarkeeda iyo Suniyaha Indhaha korkooda durta oo biro soo surta.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)