DHAGEYSO: Xukuumada oo Maanta Amartay in la Joojiyo Shaqada Xarunta Imiggaration-ka

War kasoo baxay Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Ducaale Isloow ayaa waxaa maanta lagu joojiyey Shaqada Xarunta Imiggaration-ka Ee Magaalada Muqdisho.

Xaruntaan ayaa waxay ku taallaa oo ay ku shaqeysaa Gurigii Hore Ee Shaqaalaha Wadada Maka Al Mukarama waxaana amarkaasi uu saameyn ku yeeshay Dad badan oo howlo loo hayey.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wasiir Isloow ayaa ku micneeyey Arintaan maadaama la hagaajinayo wadada Shaqalaha Ka tagta oo dib loo furay maanta sidaa awgeedna shaqada Xarunatasi ay saameyn ku yeelan karto.

Wadada Shaqaalaha Ee Aada Dhinaca Isgoyska KPP ayaa Maanta oo Sabti ah waxay Dawlada Hoose Ee Xamar iyo Wasaarada Amniga ay wadajir usheegeen in la furay oo Sanado kadib berri gaadiidka ku socdaali karaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay