DHAGEYSO: Wasiiradii HirShabelle Ee Maanta Is Casilay oo Sir Badan Banaanka Keenay

Wasiirada Maanta Iska Casilay Xilka HirShabelle Badankood waxay yihiin Mucaarad ku Kacsan Hogaamiyaha Maamulkaasi.

Waxay Wasiiradaasi ay shaaca ka dhigeen in Madaxweyne Cosoble uu qaaday Fashil Siyaasadeed mid Hormarka Deegaanada Maamulka uhorseedaya.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Haweenka HirShabelle,Wasiirkii Boostada Maamulkaasi iyo Kuxigeenkii Wasaarada Kalluumeysiga HirShabelle ayaana ugu hadal kululaa.

Shir ay ku yeesheen Jowhar ayeyna Wasiiradaasi isku casileen Madaxweyne Cosoble iyo Khaladaadkii uu sameeyana soo bandhigeen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)