DHAGEYSO: Maxaa Kasoo Kordhay Amarkii Xasan Kheyre Siiyey Gudoomiye Thabi Cabdi?

R/wasaaraha Soomaaliya Xasna Cali Kheyre ayaa Xalay amar siiyey Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed.

Waxa Amarkaasi uu ahaa in Fursad Shaqo la siiyo dhalinyarada Baaga muudada ku ah Dalka Gudihiisa oo looga faa’iideysto waxay soo barteen.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre Ayaa muujiyey sida ay Dhalinyarada ugu adeegaan Shacabkooda ay muhiim tahay Shaqo laga siiyo Hay’adaha Dawlada Soomaaliya.

Waxa uu Amray Kheyre in Warqad kasoo baxeysa maanta Xafiiskiisa lagu Amrayo in Shaqo Lasiiyo kun Dhalinyaro ah oo shaqo la’aan ah.

Arintaan ayaa waxay yareyn kartaa Tahriibta oo Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku le’daan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay