DHAGEYSO: Fu’aad Shongole oo Digniin Culus Jeediyey & Shabaab oo Bur bur Ku Dhaw

Al Shabaab ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay hadda wajahayaan Xaalad Cakiran oo inay bur buraan ku dhaw yihiin sida lasoo warinayo.

Warbixin kasoo baxday Wargeyska The Standard Media ayaa waxa uu daabacay in bur bur ku dhaw yihiin Uurrka Shabaab oo is aaminaad la’aan hadda Hogaankeeda ka jirto.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Sheekh Fu’aad Shongole oo ka mid ah Saraakiisha dhinaca Dacwada Al Shabaab ayaa ka hadlay digniin ku Aadan in jihaadka lagu jiro jid qaloocan dadka qaar la galo.

Warkaan ayaa waxa uu cadeyn u yahay in Khilaaf ka dhex jiro Xubnaha qaar ee Madaxda Al Shabaab oo hadda qarka usaaran inay bur buraan.

Waxaa lasoo warinayaa in jawiga uu yahay mid cakiran oo shabaab is aaminaad uu kaga dhamaaday.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)