DEG DEG Daawo:Wiilka Isku miidaamiyay xabsiga dhexe Muqdisho oo noqday nin udhashay beesha…

Ayadoo gelinkii hore maanta qarax xoogan oo ismiidaamin ah kadhacay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho kasoo galaaftay dadyow halkaas ka ag dhawaa halka kuwa kale ku dhaawacmayn ayaa caawa ka helnay xogtii ugu danbeyse.

Xogtaan oo aan ka helnay Sareeye Gaas Max’ed Xuseen Cusmaan oo ah taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo maanta ka bad baaday qaraxaas ayaa sheegay in shaqsiga fuliyay oo ahaa askari dhiboow ugu jiray ciidamada asluubta laguna waday mustaqbalka la qaato.

Sareeye Gaas Max’ed Xuseen Cusmaan ayaa weydinay qabiilka iyo degaanka oo kasoo jeedo wiilkaas dhalinyarada ah ee weerarka fuliyay waxaana oo sheegay in oo udhashay beesha Darood gaar ahaan dhulbahante.

Sido kale taliyaha ayaa sii raaciyay in wiilkaas laba sano ka hor ka imaaday degaanada khaatumo oo ka arimiyo maamulkaas waxaana oo sheegay in oo ahaa shaqsi si aad ah u fur furan oo dedaal badan.

Sponsored by Revcontent

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)