DAAWO: Wasiir Yuusuf Garaad oo Cashir udhigay Xildhibaanadda DFS & Tartanka Turkey & Dalalka Carabta ee…

Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa manta hortagay barlamaanka Soomaaliya kuwaas oo su’aalo aad u adag weydiiyay.

Yuusuf Garaad ayaa arrimo qosol leh iyo kuwa murugo leh uga sheegay waxyaabihii uu qabtay iyo arrimo ku aadan Taageeradda Turkey iyo dalalka Carabta.

Xildhibaanadda ayaa wasiirka ku qasbay inuu banaanka keeno siro badan oo saxaafadda laga qariyay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)