DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe oo Xalay Saq Dhexe Safar Dhulka Ku Gaaray…

Murashaxa Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Feysal  Cali Waraabe ayaa waxa uu gaaray Deegaanka Gar adag Ee Gobolka Sanaag iyadoo si diiran loo soo dhaweeyey.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Waraabe ayaa waxa uu ka mahad celiyey sida loo soo dhaweeyey isagoo sheegay in uu ku rajo weyn yahay in uu guul ka keeno doorashada dhawaan dhaceysa.

RIIX HALKAAN SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

Feysal Cali Waraabe oo sanadkaan murashax u ah Hogaaminta Soomaaliland ayaa taageero weydiin utegay Gar Adag si uu Codka u helo.

Feysal Cali Waraabe oo ah Siyaasi Hal Adeeg iyo Dhiiranaan looga bartay ayaa waxa uu sheegay in Qadiyada Soomaaliland ay ku weyn tahay Hormarna uu gaarsiin doono hadii uu soo baxo.

Doorashada 13 November Sanadkaan dhaceysa waxaa iskugu soo haray inay tartamaan C/raxmaan Cirro,Muuse Biixi Cabdi iyo Feysal Cali Waraabe.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mohamed sulub says:

    waxan ka markhati ahay in adunku khariban yahay,faysal Ali>faysal Xaarsayr oo waligi xildoon ah oo aan Qusanan,26 sano ayuu so tagna oo xaar seyrayey,wayo cida doranaysa? waxanse lasii yabay marka mamulada somaliland,heshiska khatumada Dr,Ali galeydh uxilsaren ina warabe xaarsayr.




wararkii ugu danbeeyay