DAAWO: Somaliland oo sheegtay Iney heshiis la gashay Puntland & Wasiir Faratoon oo ku dhawaaqay…

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday iney heshiis la galeen Puntland oo ku aadan adkeynta amaanka iyo la dagaalanka Shabaab.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in arrinta ugu weyn ee ay isha ku hayaan ay tahay nabad galyadda.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

“Amaanka waa muhiimadeena koobaad, arrintaas waxaan ka wada shaqyeneynaa cid walba oo ay quseyso”ayuu yiri WASIIRKA.

Waxaa uu si gaar ah utilmaamay in maamulka Puntland ay ka wada shaqeynayaan amaanka iyo la dagaalanka Shabaab

Somaliland iyo Puntland ayaa isku haya maamulidda deegaano katirsan Sool iyo Sanaag, waxaase ay umuuqataa iney ka mideysan yihiin la dagaalanka Shabaab

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)