Cusbitaal Ku Yaalla Hindiya oo Labo Maalin Keliya 30 Qof Ku Dhinteen

Warbixin lagu daabacay qaar kamid Majaladaha Caalamka ayaa waxa lagu sheegay in Cusbitaal ku yaalla Dalka Hindiya labo cisho gudaheed 30 Carruur ah ku dhinteen.

Warbixintaan oo aan kasoo tarjunay mid ka mid ah Warbaahinta Dalkaasi ayaa muujisey in Hooyooyin badan ay Carruurta markii ay umuleen loo bad baadin waayey.

Cusbitaalka la yiraahdo Gorakhpur Ee Dalka Hindiya ayeyna Carruurtaasi ku geeriyoodeen.

RIIX HALKAAN SI AAD U ARAGTO WAXA DHACAY


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay