XOG:Ciidamadii ugu badnaa iyo gadiid dagaal oo gaaray Tukaraq iyo saan colaadeed laga daremaayo degaanada…

Sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno degaanka tukaraq ayaa shegaayo in saacadihii ugu danbeyse halkaas gaarayn ciidamo iyo gadiid dagaal oo labada dhinac kasocda.

Jiidaha hore ee ciidamadaas isku horfadhiyaan ayaa laga dareemayaa saan sana dagaal oo labada dhinac udhaxeyso waxaana laga yabaa in dagaal xoogan halkaas dib oga soo cusboonaado.

Magaalooyinka waa weyn ee Puntland iyo Somaliland ayaa lasheegayaa in abaabulka gadaal laga dareemaayo kadib markii halkaas kabaxayn ciidamo iyo gadiid dagaal.

Puntland ayaa maalin kahor si cad usheegtay in dagaalka tukaraq joogsan doonin inta degaanadeeda kusuganyihiin cidamada maamulka somaliland.

Lama oga sida xaalka tukaraq noqon doono saacadaha soo socda iyo maalmaha nasoo xigo wallow baaqyo oga soomaalida iyo beesha caalamka labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here