Home WARARKA XOG: Xafiiska Q.M oo Diyaarinaya Liiska Shaqsiyaadka Caan ah ee Dambiyada ka...

XOG: Xafiiska Q.M oo Diyaarinaya Liiska Shaqsiyaadka Caan ah ee Dambiyada ka galay Somalia..

335
0

illo Madax badan ayaa nala wadaagay xog sheegeysa in xafiiska Q.M ee Somalia uu diyaarinayo liiska shaqsiyaadka dambiyada ka galay Somalia laga soo bilaabo 1960 ilaa hada 2018.

Xogta ayaa sheegeysa in liiska uu meel gaba gabo ah marayo kana dhex muuqdaan shaqsiyaad caan ah oo kuwaas oo xiligaan qaarkood xilal ka hayaan dowlada federaalka Soomaaliya.

Shaqsiyaadkaasi dambiyada ka galay Soomaaliya kuwaas oo qaar kamid ah laayeen dad aan waxba galabsan ayaa qorshaha uu yahay in maxkamad caalami ah lasoo taago sidoo kalana laga mamnuuco in ay xilal ka qabtaan Dowlada Soomaaliya.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here