XOG: Wasiiro Xilalka Laqaadi Rabo Iyo Warar heegaya In Ay

Warar hoose Oo Ay helayso Badweyntimes  ayaa sheegay In Wasiiro Ay Kamid yihiin wasiirka wasaarada gaashaandhiga Dowlada somaliya Mudane Xasan Cali,  iyo wasiirka wasaarada amniga  mudane Maxamed Abuuker Islow Ducaale oo maalmihii udambeeyay dood ay kataagneeyd ayaa umuuqda kuwa xilalka kuwayn doona kalafadhiga golashacabka ee maanta.

Mudooyinkii udambeeyay ayaa baraha bulshada waxaa qabsaday warar sheegaya in xilalka laga qadayo labadaan wasiir oo intabadan saxiibo la,ah ra,iisal wasaaraha somaliya xasancali khayre,

madaxweynaha somaliya mudane maxamed cabdullahi maxamed farmajo Ayaa kabiya diidsan inay siijoogaan laba daan masuul oo uuku,eedeeyay inaysan uqalmin xilalka loona baahanyahay isbadal in lagu sameeyo.

Waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada kadhacayay qaraxyo isdaba joog ah oo aan la,ogayn meesha ay ka,imaanayaan iyadoo jadboonti walba ay taaganyihii askarta dowlada somaliya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here