XOG Vedio:Xasan Cali Kheyre oo kudhaqaaqi doono in mucaaradka hantidooda dib loogala wareego&Yaa Kamid ah

Warar hoose oo lagu kalsonaan karo aan ka heleyno ilo u dhow dhow xafiiska Xasan Cali Kheyre ayaa shegaayo in Kheyre oo ku fakaraayo in dhamaan dhaqaalaha lagala wareego siyaasihiinta mucaaradka.

Kheyre ayaa aaminsan in siyaasihiintaan si qaldan ku heleyn malaayiintaan dollar waxaana lagu furi donaa maxkmada.