XOG Muqaal:Qalbi Dhagax oo U olaleynaaye xiligii doorashada MD Farmaajo kana soo horjeyse Xasan Sheekh iyo cusub labaahiyay

Cabdikariin Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiisha sar sare ee ururka ONLF ayaa lasheegay in oo kamid ahaa kooxdii u olaleneyse in ladoorto madaxweyne Farmaajo xiligii ay socotay doorashada madaxweynaha dalka soomaaliya.

Qalbi Dhagax aya lasheegay in muqdisho kula kulmay xildhibaano labada gole katirsan kuwaasi oo ku qancinaaye in ay doortaan madaxweyne Farmaajo oo u arkaayay shaqsi samatabixin kara dalka soomaaliya.

Waxyaabaha Qalbi Dhagax lasheegay in ku qancinaaye xildhibaanada ahayd in Xasan Sheekh xiriir dhow la leeyahay dowlada Itoobiya oo cadowga soomaaliya ah islamarkaa kashaqeneyn danta dadka soomaaliyeed balse xildhibaan Mahad salaad ayaa sheegay in kuwii u olaleynaaye oo soo saaray in bilo gudahooda u dhiibeen wadankii u arkaayay cadow soomaaliyieed.

Mahad Salaad ayaa sheegay in Qalbi Dhagax muqdisho kusugnaa sadax sano oo xariir ah isla markaa kushaaxeyn jiray meel aan sidaa oga fogeyn xarunta madaxtooyada soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ahmed manchester says:

    idinku waad waalan tihiin waayo dadka ayaaad kicinaysaaaan waxaad tihiin wabsite xun alshabaab ayaaad ushaqaysaaan halkii aaaad umada wax fiican usoo tabin lahaydeeen ayaaad kicisaaaan ubay qali danbis arintissa kawahnaaada dalkii iyo dadkii uu danbiga ka galay ayuu joogaa sharciga waxa uu kahelo ayuu leeeyaheee caadi iska dhiga ok plze ilaahay kabaqa wax dalka dadka udan ah kahadla arinta qalbi danbas iska dhaaafa hadii kale wpka iska xidha ileen qaran dumis ayaaad tihiiiineee