Xog Maqal Ah: Q/M Oo Cagta Cagta U Saartay MD Farmaajo iyo Arin Saameyn Leh Oo Hadda Taagan

Warbixin Dabagal ah ayaa waxay muujisey in Dawlada Soomaliya ay ku dhacday Khalad aan laga fekirin waxa ka imaan doona.

Jamciyada Qurumaha Ka dhaxeysa ayaa waxay sheegtay in dad Barakacayaal ah lagu xad gudbay oo laga saaray meelo ay deggaansadeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA XOGTA

Hay’ada Q/M uqaabilsan Dhinaca Carruurta Ee UNICEF ayaa kiiskaan kasoo gudbisey Dawlada Soomaaliya kadib markii la qixiyey Barakacayaal awalba soo miciinsaday Xamar Abaarihiina kasoo cararay.

Shabkada Baahin.com waxay ogaatay in dadka laga barakaciyey KM13 (Tareedisho) iyo Kaxda in looga golahaa dhul ay Dawlada Ka iibineyso Dalal Carbeed si ay Maal geshi ugu sameeyaan.

Gudi Dabagal ku sameeya Qadafkaasi ay Dawlada Farmaajo ku kacday ayaa loo soo dirayaa Xamar oo ka socda Q.M waxaana Xaaladu ay tahay mid kacsan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay