XOG: Jeneraal Gabre oo Kulankii ugu danbeeyay la yeeshay Madaxda Maamul Goboleed-yada & Xog….

Warar lagu kalsoon yahay oo la helay ayaa sheegaya in jeneraal Gabre uu kulan qarsoodi ah la yeeshay madaxda maamul goboleedyada Soomaalliya.

Kulankan oo ay ka qeyb galeen madaxda maamulada Galmudug, Puntland & Hiirshabeele ayaa looga hadlay waxa ay ka ogyihiin isbadalka dalka ka dhacay.

Hoos ka dhagayso Warbixinta Natiijada kulanka kasoo baxay


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. mowliid says:

    gabre waxaa kadaran kuwa lafariistay oo uu uyeerto sida dumarka

  2. wadani says:

    Jubaland waa gobta Somaliyeed kuma jirto mamulada uu gumesto Gabre

  3. jakuka says:

    jubaland keenyay hostagta ayadana

  4. mmaxamed xareed says:

    gabra waxaa uu cuni wixii uqalmo daawana looma heli doono

  5. mmaxamed xareed says:

    soomaliyey sooma taqaannaan gabra dalka uu udhashay. xasuusta waa lagama maarmaan. qalbi wax keeydiyo allaha naga simo

  6. libab diriye says:

    walalyaal runtii ayaga ayaa naloosoo maraa wax kastana ayagaa uhirgaliya shisheeyahay. ayagaa shacabka qaybba meel kuxirtay. bal arka gaalkacyo say ahayd malma kahor iyo hadda say tahay . fadlan haddi aysan joojin kacdoon kadhan ah an diyaarino

  7. libab diriye says:

    walalyaal runtii ayaga ayaa naloosoo maraa wax kastana ayagaa uhirgaliya shisheeyaha. ayagaa shacabka qaybba meel kuxirtay. bal arka gaalkacyo say ahayd malma kahor iyo hadda say tahay . fadlan haddi aysan joojin kacdoon kadhan ah an diyaarino

  8. Ayuub Cismaan says:

    Asc soomaaliyeey waxaan idin leeyahay guul wacan alxamdulilaah. Waxaan ka codsanayaa dhamaan madaxda maamul goboleedyada inay uhogaan samaan Alle.Walalayaal iskadaya hadalka gabre hdii aad Alle kabaqeysaan una hogaansama madaxweynaha umadda soomaaliyeed. iskuna kaalmeysta dhisida wadanka soomaaliya