XOG Dhageyso: Yuusuf Garaad Oo Dar Daaran La Yaab Leh Siiyey Wasiirka H/Gidir Ee Arimaha Gudaha Loo Magacaabay

Waxaa hore loo yiri nin xil qaaday Eed Qaad,waxaana dawlada Soomaaliya ay umuuqataa mid qofkii Xil ka helaa la naco hadii uu ka tegana caadi loo noqdo.

Ararteyda waxay tahay sida ay uga mid noqdeen Soomaalida Arintaasi iyo inay jiraan kuwo meel dheer aan ka eegin inay wax mucaaradaan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Tolkiisa Beesha Ceyr waxa uu kula taliyey inaysan Caadifada qaar la weynaan oo Qaranku yahay mid dadka kawada dhaxeeya.

Waxa uu la dar daarmay Wasiirka Beeshiisa H/Gidir Kasoo Galay Xukuumada Balse loo dhiibay Wasaarada Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye.

Ilo wareed ay heshay baahin.com ayaa sheegaya in Wasiir Sabriye oo Xilkaan la wareegay uu culeyska ugu weyn kala kulmi doono Beeshiisa oo eed badan ka tirsaneysa Dawlada oo khaladaad kii ugu badnaa Sanad gudaheed loo geystay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay