XOG DHAGEYSO: Dhalinyarada Hawiye Oo Farmaajo Dhabarka Ka Tooganayo & Digniin La Bixinayo

Dhalinyaro badan ayaa Beesha Hawiye iyagoo ah waxay fursado ka heysteen Madaxtooyada,Xafiisyada Hay’adaha Dawlada iyo Goobo Magaalada Muqdisho ku yaalla oo Xoogooda iyo Xirfadoodaba kaga shaqeysan jireen.

Tan iyo markii ay meesha timid Dawlada Farmaajo Sanadkaan Bilowgiisii waxaa la isku dayey in Albaabada laga soo laabto Dhalinyaradaasi iyagoo Hawiye ahaan loo beegsanayey.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa marar badan waxay dadka dhaliila ku sheegeen inuu ku deg dego go’aanada iyo ka fiirsi la’aan uu ku dhaqmo hadalada qaar iyadoo aan la turxaan bixin.

Bishii Hore Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in la qaadayo duulaan ka dhan ah Shabaab si uu ugu laayo dhalinyarada Hawiye ayaana taasi uu kaga goleeyahay.

Sargaal katirsanaa jiray Ciidankii hore ayaa Ka digay qorshaha Farmaajo uu dhalinyarada Hawiye ku leenayo isagoo sheegay in duulaankii Basra lagu Dhameeyo Askar badan oo aan xitaa sida furumaha dagaalka iyadoo la barin la kaxeeyey.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)