XOG DEG DEG AH DHAGEYSO: Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliland & Ciidan La Wareegay Gurigiisa

Gudiga Doorashada Soomaaliland ayaa Xog la helay waxay sheegayaan in Codadka la tiriyey uu ku horeeyo C/raxmaan Cirro oo ah Nin si weyn loogu saadaalinayey Xilkaasi.

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani ayaa waxaa la sheegay inuu noqon doono Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliland shanta sano Ee soo socota.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

62 Sano Jirkaan C/raxmaan C/llaahi Cirro ayaa la sheegay inuu helay Codka Shacabka Soomaaliland Badankood,ilo muhiim ah ayaa Badweyn.com in kulamo deg deg ah ay Ka soconayaan Hargeysa.

Waxa Mudane Cirro uu ka guuleystay Feysal Cali Waraabe,Muuse Biixi Cabdi oo ay baratamayeen.

Lix Maalin kadib ayaa la filayaa in natiijada lagu dhawaaqo waxaana kulan iskugu yimid Seddex Murashax Magaalada hargeysa oo wixii kasoo baxay ay aheyd midkii guuleysta midka kale uu ucalool fiyoobaado oo Dalkana uu noqdo mid aan saameyn Amni daro abuurin.

Warar ayaa sheegaya in Ciidan katirsan Kuwa Somaliland ay la wareegeen guriga C/raxmaan Cirro si loo ilaaliyo Amnigiisa maadaama isaga inuu guuleystay lasii ogaaday.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)