Home WARARKA XOG Cusub:Itoobiya Oo Dhabar Jebin Ku Sameeneysa Dawlada Farmaajo iyo Sir Ay...

XOG Cusub:Itoobiya Oo Dhabar Jebin Ku Sameeneysa Dawlada Farmaajo iyo Sir Ay Kashiftay Ereteria

1
0

Xukuumada Tigreega Maamulaan Ee Itoobiya ayaa waxa ay rabtaa inay Cunuqabateyn Ballaaran Geliso Soomaaliya oo Cadaawad ay kala dhaxeyso In muddo ah.

Sargaal Katirsan Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay Xuuraansi ku heleen shirqool ay Maleegeyso Itoobiya balse laga digtoon yahay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Itoobiya ayaa waxay Jartay mar kale Biya Xireenka Webiga oo aan Sidii la rabay hadda Webiga Shabelle u biyo keenin.

Waxa Dawlada Ereteria ay Cadaawada uqabto Itoobiya ay mar kasta soo gudbineysaa Iinta iyo Hagardaamada ay la damacsan tahay Soomaaliya.

Iyadoo Baahin.com ay Heshay Xogtaan ayaa waxa hadana Ka dhoohan sida ay Xaaladu tahay iyo Siriqda ay ku dhaceyso oo ay dhibaato ku tahay Qaranimada Soomaali Weyn.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here