Home WARARKA XOG CULUS Dhageyso: Soomaaliland Oo Taangiyo Ka Helaysa Itoobiya & Duulaan La...

XOG CULUS Dhageyso: Soomaaliland Oo Taangiyo Ka Helaysa Itoobiya & Duulaan La Qaadayo

2
0

Dawlada Itoobiya ayaa galaan gal ku yeelaneysa Dagaalka ka socda Deegaano katirsan Gobolka Sool.

Deegaanada ay ku dagaalamayaan Puntland iyo Soomaaliland ayaa waxa la sheegay in xiisad dagaal ka taagan Tahay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA

Hub iyo Gaadiid dagaal ayaa Soomaaliland waxay ka heleysaa Dawlada Itoobiya islamarkaana la sheegay in Puntland Duulaan ay ku qaadeyso.

Baahin.com ayaa ogaatay in Deegaanada Qaar ay Cabdi Bilayaal Soomaaliland geysay si ay difaac uga galaan Duulaanka ay soo qaadayaan Puntland.

Dadka arimaha Ciidanka kusoo jiray wakhtiga fog waxay aaminsan yihiin in Hadda hadii ay Soomaaliland & Puntland Dagaalamaan ay guuleysan karto Soomaaliland.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here