XOG COD: Sh Shariif oo Heshiis la galay Farmaajo & Mashruucyadii Xasan Sh oo lagu wareejinayo….

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan kusugan magaalada muqdisho ayaa wado qorshayaal oo Xasan Sheekh kooxdiisa iyo qoyskiisa kala waregaayo mashaariic farabadan oo hore u qaatayn.

Kooxda Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh ayaa qaadatay mashaariic waa weyn oo malaayiin dollar kasameyaan bil kasta waxaana lasheegayaa in mashaariicdaas haatan lagu wado in lagu wareejiyo madaxweyne Sheekh Shariif oo imikadaan kusugan Muqdisho.
Sheekh Shariif ayaa qorshahaan kadhameystay madaxweyne Farmaajo oo waayadii danbe isku jaan ahayeen waxaana lasheegayaa in mashaariic farabadan lagu wareejinaayo shaqsiyaad oo wato Sheekh Shariif.

Labada Xaas ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo qaar kale oo katirsan qoyskiisa iyo kooxdiisa ayaa hore u qaatay mashaariic aad u farabadan oo caasimada iyo gobolada qaar kuwaas oo bil waliba laga helo aduun lacageed.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)