Home WARARKA (XOG BUUXDA) Farmaajo Lacag Kama aysan Bixin Laakiin Sababtaan ayaa keentay Guushiisa

(XOG BUUXDA) Farmaajo Lacag Kama aysan Bixin Laakiin Sababtaan ayaa keentay Guushiisa

2
0

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa la ogaanayaa ineysan lacag badan uga bixin doorashadii maanta, laakiin xildhibaanada ayaa arin cajiib ah sameeyay.

Xildhibaanada ayaa dhabarka ujeediyay musharaxiinta kala ah Xasan Sh iyo Sh Shariif iyadoo lacagtii ka qaatay laakiin codka siiyay madaxweyne Farmaajo.

Hadaba SEDEX Qodob ayaa keentay Guusha Madaxweyne Farmaajo – Hoos ka daawo

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here