XOG: Axmed Madoobe oo Qarka Usaaran Inuu Is’casilo Kanabaxo Kismaayo!

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Dhawaan Doorasho lagu Tilmaamay Iscaleemasaar Loogu Doortay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa Wajahaya Loolankii Ugu Xumaa abid kaasoo kaga imaanaya Beesha caalamka Iyo Dowlada Fadraalka Somaliya.

Axmed Madoobe oo Ahan Jiray Jamhad aan haysanin Baasaboor Shisheeye una duulin karin wadama shisheeye ayaa haatan laga cabsi qabaa inuu Katanaasulo Hogaanka Maamulka Jubaland oo In mudaa uu xukumaayay Sida ay Ogaatay Badweyntimes.

Dowlada somaliya ayaa Gabi ahaanba joojisay Diyaaradah kaimaanay Kenya ee Kuwajahan Kismaayo Iyo kuwa aada intaba Iyadoo intabadan lagu eedeeyo axmed madoobe inuu dowlada kenya xiriir dhow Laleeyahay.

Shalay Ayay Ahay Markii Wasiirka Amniga Jubaland Ahna shaqsi si aada uugu dhow Axmed madoobe Lagu Xiray Magaalada muqdisho iyadoo dowladu ay xiritaankiisa usababeysay dambiya kadhan ah xuquuqul aadanaha inuu kasameeyay Gobolka Gedo oo asal ahaan uu kasoojeedo.