Xildhibaan Isku day Dil Ka Badbaaday+ Magaceeda Tirada Qasaaraha

Xildhibaan Muno Kay, ayaa caawa ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay la socotay la rasaaseeyay.

Mid kamid ah ilaaladda xildhibaanadda, ayaa dhaawac uu soo gaaray, sida goob-joogayaal ay warbaahinta u sheegeen.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha Magaalladda Muqdishu.

Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda.

Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid aheyd xildhibanaddii dhawaan kusoo biiray Baarlamaanka Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)