XASAASI: Xildhibaanadii Mucaaradka Xaaf Oo War Layaab Leh Galabta Soo Saaray [AKHRISO]

Warqad kasoo baxday Xildhibaanadii hore usheegay inay Xilka ka tuureen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa soo saaray War Cusub.

Waxay Sheegeen in Doorashada la qaban qaabinayo dhawaana ay bilaaban doonto qabashada Araajiyada Murashaxiinta Xilka dooneysa doorashadana la guda geli doono sida ugu dhakhsiyaha badan.

Waxa Xildhibaanadu ay sheegeen in Labo Todobaad kadib la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Xilli Xaaf uu weli ku adkeysanayo inuu yahay Madaxweynaha Sharciga ah ee Galmudug.

Shalay Waaxda Warfaafinta Qeybta Madaxtooyada Galmudug waxay soo saartay inaan la qaadan karin wararka kasoo baxa Mucaaradka Xaaf balse taasi waa dhaqan geli weysay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay