XASAASI DHAGEYSO: Xildhibaano Maanta Lagu Jir Dilay Magaalada Jig jiga

Wararkii ugu dambeeyey Ee ka imaanaya Magaalada Jig jiga ayaa waxay sheegayaan in xaaladu ay caadi kusoo laabatay.

Sida ay sheegeen Xildhibaanada Qaar awood ka baxsan Sharciga Dawlad Deegaanka ayaa Mudanayaal lagula dhaqmay oo jir dil loo geystay.

Mid ka mid ah Xildhibaanada ayaa la arkayey isagoo dhulka lala dhigay Jir dil xoog leh oo lagu sameeyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN AAN IDIIN DIYAARINAY