XASAASI DHAGEYSO; Duqii Reerka Lama Duugin,Lama Dilin Mana Dhiman!!!

Waa Faallo Wareed ka hadleyso Xaalka Dalka Ee dhinaca Musuq maasuqa u geystay u naafeeyey Hay’adaha Hogaanka iyo Dadnimadii Soomaalida.

Waxaa Musuq maasuqa ama Xatooyada Xoolaha Dadweyne ay dadka ka dhigtay mid ay ku bulaaleen wax badana ay xaalad adag uhorseedeen.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Isku dhex wadida Qabyaalada iyo Qaranimada waa qeyb ka mid ah Musuq maasuqa inuu baaho,waana sababta ay Laaluush Qaadashada ay ubadatay.

Hadaba Duqii Reerka Lama Duugin,Lama Dilin Mana Dhiman!!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here