Home WARARKA Xaalka Oo Faraha Ka Baxay & Maamulka P/Land Oo Dalbatay Taangiyo Ay...

Xaalka Oo Faraha Ka Baxay & Maamulka P/Land Oo Dalbatay Taangiyo Ay Dagaal Kula Gasho….

4
0

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa dhaq dhaqaaq xoogan oo meliteri ka wada deegaanada dhaca Buuraaleyda Gobolka bari oo ay Dagaal la galayaan Kooxo Argagaxiso ah.

Ciidanka Puntland ayaa waxay gaadiid  dagaal iyagoo wata udhaqaaqeen dhinaca Buuraleyda Gal gala oo Shabaab hub badan heysta kusugan yihiin.

Buura Caal Madoow iyo Cal Miskaat ayaa la sheegay in Xaalad Cakiran ay wajihi doonaan,Shabaabka iyo Daacishta kusugan oo dagaal hadda la isku diyaariyey.

Laamaha Amniga Puntland ayaa waxay ka hadleen duulaankaasi islamarkaana ay dalbadeen taangiyo ay kula dagaalamaan Argagaxisadaasi dhibta ku ah Gobolka oo dhan.

Daacish ayaa Xarumo ka sameystay Sanado ka hor Deegaano ka mid ah Puntland. 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here