Wiilka Ugu Buuran Caalamka oo Hal Bil iska Jaray 60 Kiilo Hilib Ah (SAWIRRO)

Arya Permana waa 11 sano Jir udhashay Waddanka Indonesia waxaana loo aqoonsaday inuu yahay Wiilka ugu cayilan Caalamka.

Arya waxa uu ahaa 190 Kiilo isagoo dhowr mar Dhakhaatiirtu ay ka digeen in Cayil uu udhiman karo.

Waxa la sameeyey Qaliin isagoo bil gudaheed laga jaray 60 Kiilo Hilib Ah.

Hadda Arya Permana waa 130Kg sida ay Dhakhaatiirtu Sheegeen taasi oo xaaladiisa ay ka wanaagsan tahay Sidii Hore.

Waxa uu Arya ku dhashay Magaalada Galbeedka Indonesia ku taalla Ee Karawang.

W/D: XASAN XAYI CABDULLAAHI


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)