Wasaarad Cusub Oo Lagu Soo Kordhay Puntland & Go’aanka Cusub Ee Madaxweyne Dani Qaatay

Madaxweynaha Dowladd Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 14 Maarso 19, 2019, ku dhisay Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland.

Wasaaradaan ayaa waxay ka qeyb noqoneysaa Wasaaradihii Bishii Hore Uu Siciid Dani Magacaabay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here