WARBIXIN: Waa kuma Shaqsiga sida Farmaajo oo kale aysan Shacabka Soomaaliyeed hilmaami doonin?

8-dii February ayeey ahayd markii xildhibaanadda qaranka ay si aqlabiyad leh ugu codeeyeen Maxamed C/Lahi Farmaajo inuu yahay maddaxweynaha xiga ee dalka maamuli doonna afarta sana ee soo aadan kadib Xassan Sheekh Maxamuud.

Marka ay dadka Soomaalidda ahi qeyxayaan Farmaajo waxay ku tilmaamaan inuu yahay waddani dalka jecel shisheeyaha neceb, balse waxaa jira siyaasiyiin baddan oo astaantaas la waddaaga islamarkaana baddali kara ugu yaraan Farmaajo, islamarkaana shacabka ay siin karaan kalsooni lamid ah tan ay siiyeen Maddaxweyne Farmaajo.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)