War Deg Deg:-Senetor Ka Tirsan Aqalka Sare oo Isku Day Dil Ka Badbaaday+Magaciisa

Wararka haatan naga soo gaaraya Xaafadda Taleex ee Degmada Hodan ayaa ku waramaya in qarax miino oo wadada lagu aasay in  lala beegsaday Osman Mohammud ( Pro Dufle) oo kamid ah Xubnaha aqalka Sare ee dalka.

Inta la xaqiijiyay labo kamid ah ilaalada Senotorka ayaa ku dhaawacmay, isna wax dhaawac ah ma gaarin sida ay inoo xaqiijiyeen dad isaga ka ak dhow, xili qarax lala beegnayay waxa uu kusii jeeday xarunta isbitaalkiisa uu ku taala isla xaafadda Taleex.

Ma Jirto cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)