War Deg Deg:-Musharax Seddexaad oo Goordhaweyd Shaacinaayo Ka Tanasulidiisa Xilka Madaxweynaha

Warar haatan soo gaaray xafiiska baahin.net ayaa ku waramaya in Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame uu ku dhawaaqayo in uu ka tanasulay Xilka Madaxweynaha Soomaliya.

Ilo ku dhow Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Xubnaha kasoo jeeda deeganada Maamulka Puntland ayaa baahin.net u sheegay in uu ms;uulka lagu qanciyay in uu ka tanasulo Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaliya doorashada oo haatan ka harsan wax ka yar 24-saac waana musharixii Labad ee tanasula.

 

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. xirsideni says:

    afarta musharax maxamed cali americo cali xaaji warsame jibriil farmaajo aan kudaro sakariye maxamuud xaaji cabdi intaas mid kamida ayaa raja soomaaaliyeed ugu dhow inta kale waa kiro shan wejiilayaal