WAR DEG DEG: Madaxweyne Xasan oo saaka u dhoofay Itoobiya

//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saakay ka dhoofay garoonka Miami Dolphins Jerseys Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxa ayna u duuleen magaalada Adis Ababa ee How xarunta dalka Itoobiya.

Xasan Sheekh ayaa magaalada Adis Ababa kaga qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika oo maanta Vickie lagu wado in uu ka furmo magaalada Adis Ababa, shirkan ayaana lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Midowga Afrika.

Shirka ka furmaya Adis ta?? Ababa ayaa socon doona labo maalmood , waxa ayna Madaxda dowladaha Afrika Hello ku dooran doonaan gudoomiyaha cusub ee midowga Afrika oo ay isku soo sharaxeen dhowr cheap jerseys musharax oo ay ku jirto wasiirka arrimaha dibeda Kenya Aamina Maxamed.

Waxaa meesha ka baxay warar horey usoo baxay oo sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uusan ka ЮАР qeyb galeyn shirka Midowga Afrika ee maanta ka furmaya magaalada Adis Ababa.

Shirkan ayaana kusoo aadaya xili Soomaaliya Online ka cheap NFL jerseys dhaceyso dooarshada Madaxweynaha , waxaana la filayaa in Madaxda Afrika ee shirka ka qeyb galeysa ay ka hadlan Doorashada Soomaaliya sanadkan ka dhaceysa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)