Home WARARKA War Deg Deg:-Dad Shacab ahaa oo La Rasaaseeyay+Yaa Ka Dambeeyay

War Deg Deg:-Dad Shacab ahaa oo La Rasaaseeyay+Yaa Ka Dambeeyay

2
0

Inta la xaqiijiyay 1 qof ayaa ku dhintay, tiro kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray rasaas dableey hubeysan ay ku fureen gaari marayay duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dableyda ayaa sidoo kale baarasho kula dhaqaaqday rakaabka Gaariga saarnaa ee marayay duleedka Balcad waxa uu ahaa gaari DYNA ah.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo u waramay Idaacada Shabelle ayaa  xaqiijiyay dhacdadaan ka dhacday Duleedka Degmada Balcad.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka degmada Balcad iyo Saraakiisha Ammaanka ee ku aadan gaarigaasi la rasaaseeyay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here