War Deg Deg:- Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaliya oo Dilay Sarkaal Shabaab ahaa

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed ayaa Maanta dagaal kula Wareegay Degaanno dhowr ah oo ku yaalla Gobolka Baay.

Meelaha ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koofur Galbeed ay la wareegeen waxaa kamid ah Degaanka Labaatan Jiroow ee Gobolka Baay islamarkaana Fariisin weyn ay ku lahaayeen Al-shabaab.

Taliyaha Ciidamada Booliska Koofur Galbeed  Ibraahin Isaaq Yarow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in sidoo kale Dagaalka lagu dilay Sargaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)