War deg deg Ah: Qarax Xoogan oo ka dhacay Dhoobleey//Ciidanka Kenya oo La Weeraray

War goordhaweyd naga soo gaaray Dhinaca Degmada Dhoobleey Ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxey sheegayaan in Qarax Xoogan uu ka dhacay Halkaasi.

Waxa uu ahaa Qaraxaasi  miinada dhulka la geliyo kaas oo ka dhacay Inta udhaxeysa Dhoobleey iyo Deegaanka Taabto.

Ilaa hadda si rasmi ah looma sheegin Khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi waxaana la tilmaamay in la beegsaday mid ka mid ah Kollonyada Ciidanka Kenya oo marayey Halkaasi.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa Ciidanka Kenya gaaray.

NAGA FILO FAAH FAAHIN INSHA ALLAAH


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)