Home WARARKA WAR DEG DEG AH:- Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay Degmo caan...

WAR DEG DEG AH:- Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay Degmo caan ah……

2
0

Wararka ka imaanaya Magaalada Buur hakaba ee Gobolka Baay waxaa ay sheegayaan in qarax xoogan uu ka dhacay Magaaladaasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay goob maqaaxi ah oo sida naloo sheegay ay fariisin jireen Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed.

ku dhawaad 5 Askari ayaa la xaqiijiyay in Qaraxaasi ay ku dhinteen iyadoo tiro intaa kabadan ay ku dhaawacmeen.

Ciidamo isugu jira Militeri iyo Boolis ayaa goobta gaaray iyagoona sameeyay Howlgal balaaran inkastoo aan la ogeyn cid ay ku soo qabteen.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here