WAR DEG DEG AH:- Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay

Wararka inaga soo gaaraya Degamada Shibis gaar ahaan Agagaarka isgoyska Beexaani ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Qaraxan ayaa waxaa Gaarigiisa loogu xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Jeylaani Abuu Shiikh, sida ay sheegeen Goobjoogayaal.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano ku aadan, sida ay wax u dhaceen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)