WAA Maxay Sababta uu Madaxweynaha Turkey u imaanayo magaaladda Muqdisho?…

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa qorsheynaya in uu safar ku yimaado Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Madaxweyne Erdogan ayaa Bisha soo socota u imaanay Muqdisho waxaana uu xarig ka jari doonaa Saldhig Militeri oo Dowladiisu ay ka dhistay Xeebta Deegaanka Jasiira.

Saldhiga oo dhawaan la dhameystiray dhismihiisa ayaa waxaa horoy u balan qaaday Dowlada Turkiga waxaan lagu tawabari doonaa Ciidamada Xooga dalka.

Sii haya Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera todobadkii hore.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay