Home WARARKA VIDEO: R/W Kheyre oo Madax Heer Hoose Ah Kusoo Dhaweeyeen Adis Ababa

VIDEO: R/W Kheyre oo Madax Heer Hoose Ah Kusoo Dhaweeyeen Adis Ababa

1
0

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay Isniintii gaaray Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Itoobiya.

Waxaa Hubaal ah in sidii la filayey uusan uhelin Soo dhaweynta R/wasaare Kheyre.

RIIX HALKAAN SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

Xasan Cali Kheyre ayaa waxa garoonka diyaaradaha kaga hortegay Markii uu Adis gaaray Xubno ka socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Wasiiro dowlayaal.

Mudane Xasan Kheyre ayaan helin wafdi isaga la darajo ah oo Garoonka ilaa Hoteelka loo diyaariyey ka tegayey.

R/wasaare Kheyre ayaa ka qeyb galay Shirka IGAD Ee Arimaha Koonfurta Sudan looga hadlayey taasi oo Madax kala duwan ay ka qeyb galeen.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here