Home WARARKA VIDEO: Odayaasha dhaqanka oo Go’aan Culus kaga dhawaaqay Muqdisho & Xasan Sh...

VIDEO: Odayaasha dhaqanka oo Go’aan Culus kaga dhawaaqay Muqdisho & Xasan Sh oo Halis….

2
0

Odayaasha dhaqanka beelaha magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqay in Itoobiya aysan gumeysan karin SOOMAALIYA.

Iyagoo ka jawaabayay in dalka uu ku jiro xaalad gumeysi ayay odayaasha dhaqanka uga digeen xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya iney codkooda siiyaan musharax dano gaar ah leh gaar ahaan ay wadato Itoobiya iyagoo ula jeeda  Xasan Sh Maxamud.

Go’aanka odayaasha ayaa kusoo aadaya iyadoo aad looga wal walsan in dowlada Itoobiya ay Xasan Sh Maxamuud ku riixeyso inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya si ay uga gaaraan danaha ay leeyihiin.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here